Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Safiirka Imaaraadka
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya...
Nin laba Carruur ah oo Xaaskiisu dhashay ku dilay duleedka Muqdisho
Meydka labada Carruurta ah oo muddo saacado ah la’aa kalana ahaa Wiil iyo Gabar ayaa waxaa saaka laga...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo la horkeenay Afar Askari
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60aad ayaa Maanta waxaa u fadhiisatey dhageysiga dacwad lagu soo...
Soomaaliya & Shiinaha oo heshiis cusub kala saxiixday
Heshiiskan is-af-garadka ah waxaa uu ku saabsan yahay dayactirka iyo qalabeynta Tiyaatarka qaranka, Radio Muqdisho iyo wakaaladda wararka...
Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday Salaad roobdoon ah
Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday in la sameeyo salaad roob doon ah iyo...
Ra’iisul Wasaare Rooble” Waan saxeeynaa qalalaadka kajira doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu garowsan yahay muhiimadda ay leedahay in ay...
Madaxweynaha Puntland oo kala furfuris ku bilaabay Saraakiisha Ciidamada PSF
Agaasimaha hay’adda PSF uu dhawaan u Magacaabay Madaxweynaha Puntland ee aan xilka lagu wareejin S/ Guuto Amiin Xaaji...
Adama Barrow oo dib loogu doortay madaxtinimada dalka Gambiya
Guddiga doorashooyinka dalka Gambiya ayaa sheegay in Adama Barrow ku guuleystay doorashadii dalkaas ka dhacaday Sabtidi.Guddiga ayaa sheegay...
Galmudug oo Ciidamo u dirtay degaan ay weerareen Al-Shabaab
Waxaa Maanta degan xaaladda degaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo xalay xilli dambe ay tageen Xubno ka...
Beelaha ka cabanaya doorashada ka socota dalka oo sii kordhaya
Waxaa sii kordhaya waxgaradka & beelaha ka cabanaya qaabka ay haatan ku socoto doorashada xilligaan ee dalka Soomaaliya.Xildhibaan...