Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalada Magaalada Boosaaso
Madaxtooyada Puntland ayaa qoraal kasoo saartay dagaalka ka socda Magalada Boosaaso, iyaga oo ku eedeeyay in Agaasimihii xilka...
Maxay ka wada hadleen Xoghayaha Fulinta IGAD & RW Rooble?
Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD...
Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo ansixiyay miisaaniyadda 2022
Golaha wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta kulankooda todobadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulkaas ee...
Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo soo gaaray Muqdisho
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Xoghayaha fulinta ee urur goboleedka IGAD, Dr Workneh Gebeyehu,...
Ciidanka Kumaandooska DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay
Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 4aad guutada 16-aad ayaa howlgal qorsheeysan ka fuliyeen...
Beesha Caalamka oo ka hadashay Shirka ay yeelanayaan Golaha wadatashiga Qaran
Beesha Caalamka ayaa soo dhaweeysay shirka Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo uu iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta...
Somalia oo Warbixin la xiriirta Abaaraha horgeysay Shirka Jaamacadda Carabta
Shirka wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waddamada Jaamacadda Carabta ayaa waxaa uu ka socda magaalada Riyadh ee xarunta...
Dowladda Itoobiya:-Qaramada Midoobay waxa ay iska indho tiraysaa tacadiyada ay gaysanayso fallaagada Tigray.
Muqisho |QOLI Khamiis : December 16, 2021—Dowladda Itoobiya ayaa ku eedaysay guddiga xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay, Unesco...
Maamulka Gobolka Banaadir oo Jawaab ka dalbaday dowladda & Maamulka Hir-Shabeelle
Muqisho |QOLI Khamiis : December 16, 2021—Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu ugu baaqay Dowlada Fadaraalka Soomaaliya Madaxda...
laamaha Amniga oo howlgal ku qabtay waxyaabaha Maanka dooriya
Muqisho |QOLI Khamiis : December 16, 2021—Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa Maanta waxaa meelo kamid ah Degmada Boondheere...