Dhimasho & dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Sool
Dagaal ayaa markale waxaa uu laba maleeshiyo Beeleed ku dhexmaray degaanka Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool, kaas...
Booliska Kenya oo baadi goobaya Ganacsade Soomaali la la’yahay
Waxaa socda baadigoobka ganacsade Soomaali ah oo muddo tobbaad ah lagu la’a yahay Kneya kadib markii ay goob...
Wararkii ugu dambeeyay Al-Shabaab oo la wareegay degmada Balcad
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waaberigii hore ee saaka waxaa ay dagaal ku galeen degmada Balcad oo...
Madaxweynaha Galmudug oo Safiirka Ingiriiska kala hadlay xaaladda dalka & doorashooyinka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay...
Doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Maanta la qabtay
Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ay ku qabteen Guddiga doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland...
Sheekh Shariif ” Farmaajo carqalada ka daa doorashooyinka”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee...
RW Rooble oo ka hadlay doorashada Golaha Shacabka ee Jubbaland billowday
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga Maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland , Guddiga...
Midowga Musharrixiinta oo dalbaday in Farmaajo deg deg uga baxo Villa Somalia
Xubnaha Midowga Musharrixiinta ayaa sheegay inay cambaareeynayaan iskuday afgembi oo ay sheegeen in uu Farmaajo shalay ku kacay...
Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo xasaanada ka qaaday Saddex Xildhibaan
Xildhibaanada Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa cod gacan taag ah xasaanada uga Qaadey Saddex Xubnood oo ka...
Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka shiray sugida Amniga doorashooyinka
Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland kaas...