Wasiirka Gaashaandhigga oo Mareykanka & Midowga Yurub kala hadlay dib u dhiska Ciidamada
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya C/qaadir Maxamed Jaamac ayaa kulanka la qaatay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Colleen...
Weerar kale oo ka dhacay lamu & Al-Shabaab oo sheegtay
Ururka Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuiyadda weerar xalay ka dhacay gobolka xeebta ah ee Lamu, waxayna sheegeen inay weerarkaasi...
Dowladda Somalia oo qalab Casri ah u dirtay Garoonka Diyaaradaha Baydhabo
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS ayaa ka qayb galay Munaasabad kooban oo ka dhacday Gudaha Garoonka...
Axmed Karaash oo Saraakiisha Ciidamada Madaxtooyada kala hadlay dardar gelinta Amniga
Madaxwene ku-xigeenka Dowlad Goboleed Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Madaxtooyada Puntland...
QM oo Golaha wadatashiga ka dalbatay dhaqan gelinta heshiiska doorashada
Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegtay iaby ku faraxsan tahay in Golaha Wadatashiga Qaran ay shalay gaareen is...
Faaf faahin kasoo baxeysa dagaal kadhacay Magaalada Feerfeer
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Degaanka feerfeer oo u dhaw Xadka...
Sarkaal lagu dilay Garoowe & dad loo qabtay
Rag aan weli la aqoonsan ayaa waxaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda dowlad Goboleedka Puntland ku dileen Cabdikaafi Cabdixaafid...
Laba Caruura oo mataano ah oo ku dhintay dab qabsaday hoygii ay ku noolaayeen
Laba Caruura oo mataano ah ayaa maanta ku dhintay dab qabsaday hoygii ay ku noolaayeen oo ku yaala...
Dad ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Tigray
Shaqaalaha gargaarka ah ee ka howlgala waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in dad badan ay ku dhinteen duqeyn cirka...
Golaha wadatashiga qaran oo la kulmi doonna Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha
Waxa soo gabagaboobay kulankii maanta hotel Decale ku lahaayeen Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaran ee looga arinsanaya doorashooyinka kaas...