Cabduweli Gaas oo quus ka muujiyay xalka gaarista khilaafka Xukuumadda Puntland & PSF
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya marna soo noqday Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka jadlay mowqifkiisa...
Golaha Wasiirada Jubbaland oo Shir ka yeeshay doorashada Golaha Shacabka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah.Kulanka oo...
Xilliga ay dhaceyso doorashada guddoonka guddiga doorashada Heer Federaal oo la shaaciyay
Guddiga qaban qaabada doorashada guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray go’aamo ku saabsan Shuruudaha musharrixiinta Guddoomiyaha...
Maamulka Jubbaland oo Heshiis la galay Shirkad gaar loo leeyahay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta lagaga hadlay...
Somaliland oo ku dhawaaqday in Abaar baahsan kajirto degaanadeeda
Guddida gurmadka abaaraha ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inay jirto xaalad abaareed oo baahsani,...
Banaanbixii berri oo dib loo dhigay
Shir haatan uga socda Hotel Afriik ee magaalada Muqdisho, Guddiga qaban qaabada banaanbaxa iyo odayaasha dhaqanka ayaa looga...
Hanti dhowrka qaranka oo eedeeyay Wasaarado dhowr ah
Hanti dhowraha guud ee qaranka ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku qeexay in qaar ka mid ah...
Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, oo maalmahii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay magaalada muqdisho ayaa...
Wararkii ugu dambeeyay qaraxa ka dhacay Muqdisho
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Wadada 21ka...
Gudoomiyihii guddiga doorashada Galmudug oo xilka laga qaaday
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa waxaa soo kala dhex galay khilaaf la xiriira guddoonka guddiga.Kulan...