Shir laga yeeshay Amniga Magaalada Garoowe
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland waxaa Maanta oo khamiis ah ka qabsoomay Shirka saraakiisha saldhigyada iyo...
Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adaha QM
Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay, wafdi ballaaran oo kasocday xafiiska...
Ciidamada Millateriga & Booliska Somalia oo howlgal wadajir ah sameeyay
Hawalgallo qorsheysan oo lagu sugayo amniga degmada Beled-Xaawo loogana hortagayo weerarada Al-Shabaab ayaa Ciidamada kala duwan ee dowladda...
RW Rooble oo Shir deg deg ah isugu yeeray Saraakiisha Ciidamada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray hay’adaha amniga dalka, kadib...
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Baraawe
Magaalada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Maanta lagu qabtay doorashada 7...
Maamulka G/ Banaadir & Dowladda UK oo ka wada hadlay Areimaha Abaaraha
Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (jakeetti) ayaa maanta kula kulantay Safaaradda...
Puntland oo soo saartay Amarro ku socda Gaadiidka noocyadiisa kala duwan
Taliyaha Ciidanka Ilaalada waddooyinka Puntland G/sare, Cabdifitaax Siciid Saleebaan (Afrikaan) ayaa sheegay in si loo ilaaliyo nafta iyo...
Kenya & Itoobiya oo ku heshiiyay inay fuliyaan howlgal ka dhan ah Al-Shabaab
Kenya iyo Itoobiya ayaa ballan qaaday in ay samayn doonaan hawlgallo ka dhan ah weerarada argagixisnimada ee ka...
Hirshabeelle oo shaacisay xilliga la qabanaayo doorashada lix kursi
Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle SEIT ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu...
Mid kamid ah Golaha Wasiirada Galmudug oo is casilay
Wasiirkii Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha ee dowlad Goboleedkw Galmudug CAbdinasir Geelle Cilmi ayaa is ka casilay xilkii Wasiirka...