Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni & Isimada Gobolka Bari?
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Isimada Gobolka Bari oo...
Mareykanka oo muddo kadib sheegtay in uu duqeyn la beegsaday Al-Shabaab
Taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn dhinaca cirka...
Dhimasho & dhaawac ka dhashay qarax lala eegtay Ciidamo Itoobiyaan ah
Hal askari oo Itoobiyaan ah ayaa ku dhintay labo kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax miino oo lala...
Soomaaliya & Masar oo heshiis kala saxiixday
Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi oo uu wehliyo Safiirka JFS ee Masar ahna wakiilka...
Galmudug oo shaacisay kuraas lagu dooranayo Magaalada Gaalkacyo
Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadoodu tahay Magaalada...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan sameeyay
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 64aad ee Guutada 7-aad ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyey tuulooyin hoostaga...
Dowladda Soomaaliya oo codsi la xiriira Abaaraha u dirtay Shiinaha
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cusmaan Abokar Dubbe la kulmay Safiirka Shiinaha FEI Shengchao. Kulanka Wasiirka Warfaafinta,...
Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Xubno katirsan Baarlamaanka UK
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi xildhibaanno ah oo ka socda Baarlamaanka...
Kenya oo adkeysay Amniga Xaafada ay Soomaalida ku badan tahay ee Islii
Ciidamada Booliska Dowladda Kenya ayaa adkeeyay ammaanka xaafadda Eastleigh ee magaalada Naiorbi kadib markii maalmihii lasoo dhaafay ay...
Weerar lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka dhacay Koonfur Afrika
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah dalkaas waxaa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo wax...