Qoorqoor oo ka hadlay doorashada Golaha Shacabka ee soo dhamaatay
Maamulka Galmudug ayaa soo gabagabeysay doorashada labada Gole ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed...
Maamulka Galmudug oo soo geba-gabeeyay doorashada Golaha Shacabka
Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug ayaa soo gabagabeeyay dhammaan doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ka dib markii kuraastii ugu dambeysay...
Puntland oo shaacisay waqtiga la qaban doono kuraastii ugu dambeysay ee golaha Shacabka
Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Puntland oo shaaciyey Jadwalka Doorashada lixda kursi ee ugu dambeesay kuwaas oo...
Mareykanka oo sheegay in Al-Shabaab kordhiyeen weerarada xilli lagu jiro waqti doorasho
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Amb, Larry André ayaa ku eedeeyay madaxda Soomaalida in ay ka dambeeyaan khilaafka siyaasadeed...
Duqa Muqdisho oo Saddex qodob kala hadlay Safiirka Shiiinaha
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowlada...
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in dib loo bilaabayo Xoolihii loo dhoofin jiray Sacuudiga
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa si rasmiya u daahfuray munaasibad balaaran oo...
Maamulka Koonfur Galbeed oo soo geba-gabeeyay doorashada Golaha Shacabka
Guddiga hirelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta sooo geba-gabeeyay doorashada 69 Xildhibaan ee...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan oo qeylo-dhaan muujiyay
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in xilligaan Gobolka Hiiraan ay kajirto xaalad aad u daran...
Dowladda Somalia oo ka hadashay Qarax lagu dilay maamule iskuul
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa ka hadashay dil Maanta Magaalada Muqdisho loogu geystay Maamulihii Iskuulka dowladda ee degmada Deeyniile...
RW Rooble oo ku baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dadka abaarta saameysay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehlinayeen Xubnaha Guddiga gurmadka abaaraha ee uu magacaabay ayaa...