QM oo Beesha Caalamka ugu baaqday inaysan marnaba joojin taageeradooda Somalia
Xaaladda xuquuqul insaanka ee Soomaaliya ayaa si weyn isha loogu wada hayay todobaadkii la soo dhaafay iyadoo ay...
Ra’isul Wasaare Imran Khan oo ka badbaaday mooshin xil ka-qaadis ah
Ra’isul Wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa Axadda maanta ah ka badbaaday tallabo lagu doonayey in xilka looga tuuro,...
9 Mudane oo Maanta qaatay Shahaadada Xildhibaannimo
Magaalada Muqdisho waxaa weli ka socota diiwaangelinta iyo Shahaado siinta Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Guddiga doorashooyinka ay Maanta...
Axmed Madoobe oo AMISOM ku eedeeyey inay ku fashilmeen howlgalkooda Somalia
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Safiirada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyadoo...
Taliye Xijaar oo sheegay inay socdaan howlgallo looga hortagayo weerarada Al-Shabaab
Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo maanta ka qeyb galay Barnaamij ka baxayay Warbaahinta...
Puntland oo Maanta soo geba-gabeeysay doorashada Golaha Shacabka
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Puntland ayaa Maanta soo geba-gabeeyay doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee...
Taliyaha AFRICOM oo walaac ka muujiyay weerarada Al-Shabaab ee kordhay
Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) Stephen Townsend ayaa sheegay in madaxweynaha 46-aad ee...
Dhimasho & dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay DDS
Maleeshiyaad hubeysan ayaa weeraray Dhalinyaro Xoolaleey ah oo ku sugnaa degaanka Qabalaha Ari-Qaruuf ee Gobalka Qoraxay ee dowlad...
Puntland oo soo bandhigtay Magacyada musharrixiinta lix kursi
Guddiga Doorashooyinka Maamulka Puntland ayaa shaaciyey musharraxiinta utartamaya lixda kursi ee doorashadoodu ku dhinayd magaalada Garoowe, kuwaas oo...
Maxay ka wada hadleen RW Rooble & Ergayga gaarka ah ee Afrika u qaabilsan Shiinaha?
Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Dowladda China u...