Sawiro:-Golaha Iskaashiga Dhaliyarada Soomaliyeed Oo Maanata Muqdisho Ka Daah Furay Barnaamij Caawin Bulsho
Muqdisho|QOL|07-04-2022-Golaha Iskaashiga Dhalinyarada Soomaliyeed oo ka duulaya taakuleynta dadka tabaalaysan ayaa daahfuray Barnaamijka Caawinta dadka danta yar, iyadoo...
Xukuumadda Soomaaliya oo $11.7 Milyan oo doolar gaarsiisay Somaliland
Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed, ayaa qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay ku sheegay in Dowladda...
Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay jadwalka Saddex kursi oo taalla Jowhar
Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay doorashada saddex kursi oo deegaan doorashadooda tahay magaalada Jowhar. Kuraasta la shaaciyay ayaa...
Madaxweyne hore oo xabsi daa’in loogu xukumay dilka madaxweyne hore
Maxkamad militari oo ku taalla dalka Burkina Faso ayaa maanta xabsi daa’in ugu xukuntay madaxweynihii hore ee dalkaas...
Wasiir Beyle oo Jaamacadda Carabta kala hadlay Arrimaha deyn Cafinta Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ku sugan Magaalada Jeddag ee wadanka Sacuudi Carabiya ayaa la...
Madaxweynaha Somaaliland oo soo saaray baaq ku socda Beesha Caalamka
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo saaray baaq caalami ah oo uu ku saxeexan yahay looguna...
Somaliland oo xukun ku riday dad si sharci darro ah uga Ganacsanayay xayawaanka Haramacadka
Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ee Somaliland ayaa hal Sanno oo xarig ah iyo 3 Milyan oo ganaax lacageed waxa...
Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Wafdi gurmad ahaan uga yimid dalka Jabuuti
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyada ee Magaalada Hargeysa ku qaabiley wefdi ka socday Jamhuuriyadda Jabuuti...
Akhriso tirada Mudanayaasha qaatay Shahaadada Xildhibaannimo
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah waxaa ay Maanta Shahaadada Xildhibaannimo iyo kaararka Aqoonsiga...
QM oo Soomaaliya ka dalbatay inay deg deg u joojiso xukunnada dilka ah
Khabiirka Madaxa-bannaan ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya Marwo Isha Dyfan ayaa ugu baaqday...