Soomaaliland oo soo bandhigtey natiijada dad laga baarey COVID 19
Mogadisho | QOL | April 5, 2020 –Agaasimaha horumarinta Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa shaaciyey natiijada...
Guddoomiyaha aan xilka la wareegin ee G/Hiiraan oo kulamo ka bilaabey Beledweyne
Mogadisho | QOL | April 5, 2020 –Guddoomiyaha Cusub ee Maamulka gobolka Hiiraan,balse aan weli xilka la wareegin...
Dagaal ka socda deegaan ka tirsan Gobolka Galgaduud
Mogadisho | QOL | April 5, 2020 –Sida ay sheegayaan wararka ay heleyso Idaacadda Risaala dagaal u dhaxeeya...
SAWIRO:-Hub iyo dhar Ciidan oo lagu qabtay Addis Ababa
Mogadisho | QOL | April 5, 2020 –Komishinka Booliska ismaamulka magaalada Addis Ababa ayaa sheegay hub iyo dhar...
QM oo xaqiijisay in ruux la shaqeeynaayay laga helay Cudurka Corona Virus
Mogadisho | QOL | April 4, 2020 –Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyay maanta in shaqaale caalami...
Dib u dhac ku yimid Imtixaanka dugsiyadda Sare iyo dhexe ee dalka
Mogadisho | QOL | April 4, 2020 –Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka...
Xaasaska Askartii geeriyootay oo sheegay in Mushaarkii laga jartay
Mogadisho | QOL | April 4, 2020 –Qaar ka mid ah Xasaska Askartii u geeriyootay difaaca dalka Sanadyadii...
Madaxweyne Deni oo isku badalay Taliyeyaasha Qaybaha Booliska gobolada Nugaal iyo Mudug
Mogadisho | QOL | April 4, 2020 –Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid a Abdullaahi Deni ayaa soo saaray, Xeer...
Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay fal kufsi ah oo ka dhacay Afgooye
Mogadisho | QOL | April 4, 2020 –Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa...
Madaxweynaha Jubbaland oo amray in la joojiyo dagaalka Duleedka Kismayo
Mogadisho | QOL | April 4, 2020 –Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa amray in si...