Ciidamada dowladda oo degaano dhowr ah kala wareegay Al-Shabaab
Ciidamada dowladda iyo kuwa dib-u-xoreynta deegaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa kaabiga ku haaya deegaanka Booco oo dhaca qiyaastii...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Magaalada Laas-Caanood
Wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka halkaasi uu ka...
Ruto oo ka codsaday mucaaradka inay fursad siiyaan wadahadallada
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa ka codsaday mucaaradka inay fursad siiyaan wadahadallada, halka Raila Odinga, mucaaridkiisa ugu weyn...
Ciidanka Xoogga dalka oo la wareegay degaanka Budbud ee gobolka Galgaduud
Warar ka imaanaya gobolka Galgaduud aya sheegaya Ciidamadda Xoogga dalka oo kaashanaya kuwa degaanka ay la wareegay gacan...
Xiisad dagaal oo ka Taagan duleedka Magaalada laascaanood
Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in Dhaq Dhaqaaqyo Ciidanka ay ka jiraan duleedka Waqooyi ee magaalada...
Hay’addaha Amniga Uk oo baaris ku wada Xubno looga shakiyay in ay Daacish ka tirsan yihiin
Wargeyska Daily Mail ee ka soo baxaya dalka Britain ayaa lagu daabacay war bixint l xiriirtaa 19 qof...
Ciidamadda Xoogga dalka oo bur buriyay Fariisimo Alshabaab ay ku lahayd bariga gobolka Galgaduud
Ciidanka xooga dalka ayaa burburiyay fariisimo Alshabaab ku lahayd Ceel biyoodyo ku yaalla magaalo Dalxiiseedka Budbud ee Gobolka...
Ganacsade lagu dilay Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool
Wararka ka imanaya Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay lagu dilay Magaaladaas Nin ganacsade...
SAWIRO:MD Xasan Sheekh Oo Gaaray Addis Ababa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas...
Xildhibaannada laba Aqal ee BFS oo maanta sanad u buuxsantay
Hal sano ayaa maanta laga joogaa markii la dhaariyay Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyada oo...