Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal oo weli ka socota Muqdisho
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii 11aad Magaalada Muqdisho waxaa ay ka wadaan Shahaado siinta Xildhibaannada dooran ee...
Ku dhawaad 50 Ruux oo ku geeriyootay Roob ka da’ay Koonfur Afrika
Inta la xaqiijiyay 45 Ruux ayaa ku dhimatay roobab mahiigaan ah oo ka da’ay dalka Koonfur Afrika ,...
Taliska Ciidanka xoogga oo soo bandhigay Xubin katirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay
Taliska Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeel gaarka ah...
Musharrax Daahir Geelle” Waxaan rabnaa in aan Ciidamada ugu cudurdaarno marar badan oo la isku dayay in siyaasadaha la geliyo”
Musharrax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa sarreeyeyaasha, saraakiisha, saraakiil xigeennada, aliflayda iyo dablayda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal oo weli ka socota Muqdisho
Guddiga doorashooyinka Heer federaal ayaa waxaa ay weli magaalada muqdisho ka wadaan Shahaado siinta xildhibaannada labada Aqal ee...
Guddiga FEIT oo shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee la dhaarinayo Xildhibaannada
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa ku dhawaaqay in waqtigii loo qabtay dhaarinta Xildhibaannada labada Aqal ee Shahaadooyinka la...
Farmaajo” Hadii aan nahay wadaniyiin mideysan waan ka adkaan laheyn Al-Shabaab”
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maanta khudbad ka jeediyay munaasabadda 62 sano guuradii...
Badda loo xukmiyay Soomaaliya oo ay Kenya wali ka Kalluumeysaneyso
Lix bilood ayaa laga joogaa markii ay Maxkamadda Cadaalladda Adduunka xukuntay dacwadii badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo...
Taliye Odawaa oo shaaciyay sababta sanadihii la soo dhaafay loo qaban waayay dabaaldaga Aas’aaska Ciidanka xoogga
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage oo khudbad ka jeedinayay munaasabad loogu dabaaldegayay 62...
Madaxweynayaasha Galmudug & Hir-Shabeelle oo Ciidamada ugu baaqay ka hortegida weerarada Al-Shabaab
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo u dabaal degaya sanadguuradii 62-aad...