Duulimaadyada Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde oo dib loo fasaxay
Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho Cabdinaasir Maxamud Gureey ayaa sheegay in dhamaan la fasaxay Duulimaadka Diyaaradaha...
Britain oo sheegtay in Madaxweynaha Cusub kala Shaqeyneyso la dagaalanka Al-Shabaab
Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay inay siweyn ula Shaqeyn doonto Madaxweynaha Cusub ee loo doortay Soomaaliya ee Xasan Sheekh...
Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha
Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu iska haray tartanka xilka Madaxweynaha...
Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye
Ciidamada GorGor ayaa dagaal kula wareegay Deegaanka Sangooye oo ay isku aruursanayeen xubno ka tirsan kooxda la baxday...
Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha
Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ugu baaqay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay...
Ruushka oo ku fashilmay in uu la wareego magaalo muhiim ah oo Ukraine ku taal
Ukraine waxay u badan tahay inay ku guulaysatay dagaalka Kharkiv – sida laga soo xigtay Machadka Daraasaadka Dagaalka....
Guddiga doorashada Madaxweynaha oo maanta yeelanaya kulankii ugu dambeeyay
Guddiga doorashooyinka Xildhibaanada labada aqal ee qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu waddaa in saacaddaha soo socda...
Kulan looga hadlayay Amniga doorashada oo ka dhacay Teendhada Afisiyooni
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay amniga...
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay xilliga hadal jeedinta Musharraxiinta xilka Madaxweynaha
Hadal jeedinta 39 ka Murashax ee xilka Madaxweynaha ee bilaaban doonta maalinta berri, waxaana ay Socon doontaa ilaa...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeer deg deg ah ku tegay hoolka doorashada Afisooni
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer indha-indheyn ah ku tagay teendhada Afasiyooni oo...