Madaxweynaha Galmudug & Duqa Muqdisho oo kulan xasaasi ah yeeshay
Mogadisho | QOL | July 29-2020-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Hoyga uu Ka dagan yahay...
Puntland oo xabsiga dhigtay Askar dad Shacab ah rasaaseeyay
Mogadisho | QOL | July 29-2020-Taliska Ciidamada Booliska qeybta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay Maanta Xabsiga dhigeen laba Askari...
Itoobiya oo Masar uga digtay Saldhig Millateri oo ay ka sameysato Somaliland
Mogadisho | QOL | July 29-2020-Dowladda Itoobiya ayaa dhiggeeda dalka Masar waxaa ay uga digtay in ay saldhig millateri...
Beesha caalamka oo ka walaacsan isbadaladii siyaasadeed ee dhacay ayaa ku baaqday in loo diyaar garoobo shirka Dhuusamareeb 3.
Mogadisho | QOL | July 28-2020-Saaxiibada beesha Caalamka ee taageera Dowladda Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay isbadaladii siyaasadeed dhawaan...
Golaha Wakiilada Puntland oo ka fadhiya Xuduudaha Maamulkaas iyo la xisaabtanka Xukuumadda
Mogadisho | QOL | July 28-2020–Waxaa Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka ka furmay Shirka Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedkaas...
Kenya oo rumaysan in dad qaba Coronavirus kana tagay Soomaaliya ay galeen dalkeeda.
Mogadisho | QOL | July 28-2020–Soomaaliya, India iyo Shiinaha ayaa gacan ka gaysta tirada ugu badan ee dalka Kenya...
Sacuudiga oo Masar ku garabsiinaya qorshaha ka dhanka ah Turkiga ee ka socda Liibiya.
Mogadisho | QOL | July 28-2020–Dr. Samiir Qudaas oo kamid ah Aqalka Hoose ee Masar oo la hadlay Teleefishinka...
Qorshaha biyo xireennada lagu dhisayo ee aan wadnay waxaa ka weyn joojinta daadadka fatahaadda” Wasiir ku xigeenka Beeraha Hir-Shabeelle.
Mogadisho | QOL | July 28-2020–Wasiir ku xigeenka Wasaaradaha Beeraha DG Hir-Shabeelle Xildhibaan Maxamed Bashiir Qaasim Daqarre oo la...
Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay xilka qaadista Kheyre.
Mogadisho | QOL | July 25-2020–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa aqbalay go’aanka ay Xildhibaannada Golaha Shacabka...
“Xukuumadda waxa ay ku fashilantay qabashada Doorasho Dadweyne” Guddoomiye Mursal .
Mogadisho | QOL | July 25-2020–Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo warbaahinta kula hadlay Xarunta Villa Hargeysa oo si...