Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay qarixii ka dhacay Beyruut
Mogadisho | QOL | August-05-2020-Sii Hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa khadka Taleefonka kula hadlay...
Puntland Oo Ku Dhawaaqday howlgal
Mogadisho | QOL | August-05-2020-Maamulka Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay inay ku guuleysteen inta badan inay...
Waare oo Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Golaha Wasiirada Soomaaliya
Mogadisho | QOL | August-05-2020Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada muqdisho kula Kumay qaar ka mid...
Wasiir Khadiijo oo eedeyn u jeedisay Wasaaradda Maaliyadda
Mogadisho | QOL | August-04-2020-Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ku eedeysay Wasiir Beyle in...
Qaramada Midoobey oo ka digtay in dunida ay wajahdo Musiibo
Mogadisho | QOL | August-04-2020-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka digay in dunidu wajaheyso “musiibo jiil”...
Diyaarad leeyihiin Ciidanka Kenya oo ku burburtay Dhoobley
Mogadisho | QOL | August-04-2020-Wararka naga soo gaaray degmada Dhoobley ayaa sheegaya in diyaarad ay leeyihiin Ciidanka Kenya ay...
Wasiir Beyle oo Shuruud ku xiray bixinta lacagta gurmadka Afgooye
Mogadisho | QOL | August-04-2020-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa shuruud ku xiray bixinta lacagtii loogu tala...
Madaxweyne Deni oo safar deg deg ah ku tegaya Galdogob
Mogadisho | QOL | August-03-2020-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa waxaa lagu wadaa in todobaadkaan Gudihiisa uu...
Golaha Shacabka oo muddo kordhin u sameynaya Guddi waqti xileedkiisa dhamaaday
Mogadisho | QOL | August-03-2020- Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah ay...
Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay weerarkii ka dhacay degmada Walanweyn
Mogadisho | QOL | August-03-2020- Weerar loo adeegsaday Bam gacmeed oo lagu dilay Guddoomiye kuxigeenkii Maamulka iyo Maaliyadda degmada Walanweyn...