Mareykanka oo Muwaadiniinta uga digay in ay u Safraan xadka Kenya iyo Soomaaliya
Mogadisho | QOL | August-06-2020-Dowladda Mareykanka ayaa Muwaadiniinteeda uga digtay in ay u Safraan dalka Kenya Sababo la xariira...
Shirkadda Diyaaradaha Kenya oo joojisay duulimaadkii ay ku imaan jirtay Muqdisho
Mogadisho | QOL | August-06-2020-Shirkadda Diyaaradaha Kenya Airways ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay in ay joojisay Duulimaadyadii...
Golaha Shacabka oo diiday ansixinta Ajendaha kulanka maanta
Mogadisho | QOL | August-06-2020-Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa diiday ansixinta Ajendaha kulanka maanta oo ah Mashruuc sharci oo ah...
Itoobiya oo ka hadashay dhaqdhaqaaqyada Masar ka bilowday Somaliland
Mogadisho | QOL | August-06-2020-Taliye ku-xigeenka guud ee Ciidammada Milletariga ee Dalka Itoobiya, ahna Madaxa Hawl-gelinta Ciidammada Itoobiya General...
Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
Mogadisho | QOL | August-08-2020-Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa lagu weeraray xero ay degan yihiin Ciidanka xoogga...
Maxaa looga hadlaya kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka?
Mogadisho | QOL | August-08-2020-Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa lagu waddaa in maanta ay yeeshaan kulan, kaasoo ka dhici doonto...
Dowladda Somalia oo furtay Iibka Shatiyada Shidaal baarista dalka
Mogadisho | QOL | August-06-2020-Dowladda Soomaaliya ayaa furtay Shatiyada la siinayo Shirkadaha loo qorsheeyay in 15 qeybood oo kamid...
Mauuliyiinta Lubnaan oo iska fogaynaya carada ka dhalatay qarixii caasimada Gil-gilay.
Mogadisho | QOL | August-06-2020-WBaaritaan ay dawladu hogaamiso ayaa ka socda Lubnaan si loo baaro sababta qaraxii weynaa ee...
Bam-gacmeedkii Hiroshima: Weerarkii Nukliyeerka Mareykanka ee beddelay taariikhda.
Mogadisho | QOL | August-06-2020-WDadkii ka badbaaday qaraxii ugu horreeyay ee adduunka ah ee ka dhacay ayaa ku xusaya...
Goorma ayaa la shaacinaa shirkadaha soo saareya shidaalka Soomaaliya?.
Mogadisho | QOL | August-06-2020-WDowladda federalka Soomaaliya ayaa la filayaa in ay ku dhawaaqdo shirkaddaha ku guuleystey Ruqsad siinta...