Kal-fadhigga 2aad ee Golaha Wakiilada Jubbaland oo Maanta la soo xiray
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Hoose soo xiray Kalfadhigga labaad ee...
Kulan u socdo Madaxweynaha puntland & Saraakiisha Ciidamada Gobolka Mudug
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in uu...
Xubno kamid ah Guddiyada Farsamada ee doorashooyinka oo kulan yeeshay
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Magaalada Muqdisho waxaa kulankii ugu horeeyay ku yeeshay qaar kamid ah Xubnaha Guddiga farsamada Dooraashoyinka...
Taliyihii Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Puntland oo dagaal ku dhintay
Mogadisho | QOL | August-09-2020–Taliyihii Ciidanka Madaxtooyada Maamulka Puntland Gaashaanle Sare Cismaan Cumar Maxamed (Cismaan Itoobiyaan) ayaa ku dhintay...
Turkiga oo Cambaareeyay qarxii shalay ka dhacay Muqdisho
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Dowladda turkiga ayaa Cambaareysay weeraro geystay khasaaro siugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka kala...
Ciidamada Puntland oo Gacanta ku dhigay Hub & rag watay
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Howlgal ay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Maamulka Puntland ka sameeyeen Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee...
Somaliland oo ka hadashay isbedel ku yimid xiriirka ay la leedahay dalalka Caalamka
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Soomaaliland ayaa soo bandhigtay aragtideeda ku aadan dood la sheegay iany todobaadkaan Golaha Wasiirada Kenya...
Suuragal ma tahay in Golaha Shacabka u ogolaado muddo kordhinta madaxtooyada & Baarlamaanka kahor Shirka Dhuusamareeb3?
Mogadisho | QOL | August-06-2020-Golaha Shacabka BFS oo ku guda jira kalfadhigii ugu dambeeyay ee muddo-xileedkiisa ayaa meelmariyay hindise-sharciyeedyo...
60 qof oo wali lagu la’yahay Qaraxii Beirut
Mogadisho | QOL | August-06-2020-Kooxda ku howlan gurmadka Qaraxii weynaa ee dalka Lubnaan ayaa sheegay in 60 ruux oo...
Xil.Cabdullaahi Sheekh”Baarlamaankii Soomaaliyeed baa maanta Galmo ka doodaya”
Mogadisho | QOL | August-06-2020-Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa diiday ansixinta Ajendaha kulanka maanta oo ah Mashruuc sharci oo ah...