Wararkii ugu dambeeyay Wufuud kala duwan oo ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | August-16-2020–Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa kusii qul qulaya wufuud kala duwan, kuwaas oo...
Guddiga Farsamada ee ka baaraan degida doorashada oo qeyb galaya Shirka Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Guddiga Farsamada ee ka baaraan degida talooyinka la xiriira hannaanka iyo hab-sami u socodka arrimaha...
Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada Galmudug kula kulmay Saddex Madaxweyne maamul goboleed
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad...
Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug...
Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo ka qaybgalaya Shirka Dhuusamareeb 3.
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Ilo xog ogaal ah ayaa Mustaqbal u xaqiijiyay in Shirka (Dhuusamareeb 3) ay ka qaybgalayaan...
Madaxweyne Farmaajo oo khudbad u jeediyay Xildhibaanada Golaha Shacabka
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow Khudbad u jeediyay Xildhibaanada Golaha Shacabka. Madaxweyne Farmaajo...
Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo gaartay xarunta Golaha Shacabka
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Xaliimo Yarey ayaa gaartay xarunta Golaha Shacabka ee...
Mid ka mid ah Golaha Wasiirada Puntland oo geeriyooday
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa sheegaya in Wasiir-udowlihii madaxtooyada Puntland...
Wararkii ugu dambeeyay howlgallada ka socda Shabeellaha Hoose
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo Ciidanka dowladda Soomaaliya ay maanta ka waddaan degaanka...
Dib u dhac ku yimid Shirkii Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Dib u dhac ayaa ku yimid Shirkii maanta lagu waday in uu ka furmo Magaalada...