Villa Somalia oo dhambaalo Hambalyo ah u guddoontay Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxtooyada Qaranka ayaa u guddoontay Madaxweynaha dooran ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud dhambaallo hambalyo ah...
Qatar & Imaaraadka Carabta oo ka hadlay doorashadii uu kusoo baxay Xasan Sheekh Maxamuud
Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa hambalyo ku aadan doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya u diray...
Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweynihii hore oo kulan gaar ah yeeshay
Waxa xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho ku soo dhamaaday kulan ay yeesheen Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh...
Ciidamada ATMIS & kuwa dowladda oo dib ula wareegay Ceelbaraf
Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS iyo kuwo dowladda Soomaaliya ayaa dib ula wareegay degaanka Ceelbaraf oo hoostaga...
laamaha Amniga oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qarixii degmada Balcad
Inta la xaqiijiyay saddex qof ayaa ku dhaawacmay bam-gamceed lagu weeraray maqaayad ku taalla magaalda Balcad ee gobolka...
Guddi loo saaray khasaaraha ka dhashay dagaalkii Dhuusamareeb
Iyada oo dhawaan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ay ku dagaalameen Ciidamada dowladda & kuwa Galmudug oo dhinac...
Madaxweyne Xasan Sheekh & Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan gaar ah yeeshay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta salaan iyo hambalyo ugu tagay madaxweynaha cusub ee...
Turkiga oo garab istaag u muujiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay in doorashada madaxtinimo ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee loo qabtay...
Shir u dhaxeeya DFS & Bangiga Adduunka oo ka furmay Nairobi
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta magaalada Nairobi ka furtay shir u dhaxeeya...
Maxay QM ka tiri doorashadii uu kusoo baxay Xasan Sheekh Maxamuud?
Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ugu hambalyeysay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud doorashada loo doortay madaxwaynihii tobnaad ee...