Guddoomiye Cumar Filish oo kormeer Amni sameeyay ka hor xafladda Caleemo-saarka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray Qeyba kamid...
Maxay ka wada hadleen RW Rooble & Madaxweynaha Jubbaland?
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan Magaalada Muqdisho, ayaa maanta Xafiiskiisa ku booqday Ra’iisul Wasaaraha...
DFS iyo Hay’adaha Samafalka oo ka shiray Arrimaha Abaaraha
Wasaaradda Gargaarka Iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed ayaa Maanta qabatay Shir aad u ballaaran oo looga hadlaayey Xaaladda...
Hay’adaha QM kala hadlay u gurmashada dadka ay saameeysay Abaarta
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan fogaan arag ah...
Guddoomiyaha Golaha oo kulan la qaatay Safiirka Imaaraadka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la yeeshay danjiraha...
Madaxweyne Deni oo Guddiga doorashada kala hadlay dhameystirka doorashada qof iyo cod ah
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan gaar ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha...
Ciidanka NISA oo howlgal ku dilay Sarkaal katirsan Al-Shabaab
Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya ayaa Howlgal qorsheysan oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay...
Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay in Gole degaan loo sameeynayo Magaalada Cadaado
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa safar dhulka ah ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dabkii ka kacay Suuqa Banaadir
Madaxweynaha Jamhruuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa oo ka hadlay dabkii xalay ka kacay Suuqa...
Soomaaliya & Hay’adda IMF oo gaaray heshiis la xiriira deyn cafinta
Soomaaliya iyo Hey’adda IMF oo gaaray heshiis cusub kadib wadahadalkii ay la yeesheen Madaxweynaha cusub Mudane Xasan Sheekh...