Natiijada imtixaanka dugsiyada sare oo goor dhaw lagu dhawaaqayo
Mogadisho | QOL | September 06 2020—Wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa maanta shaacinaysa natiijada...
QM oo ka digay halis kusoo wajahan dalal ay ku jirto Soomaaliya
Mogadisho | QOL | September 06 2020—Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, ayaa sheegay in wadamo ay...
Madaxweyne Qoorqoor oo kulan la yeeshay Wasiiro iyo taliyeyaal ciidan
Mogadisho | QOL | September 5 2020—Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdigiisa maalmahan ku sugnaa...
Madasha Xisbiyadda Qaran oo War kasoo saartay Shirka Farmaajo iyo Madaxda labo maamul goboleed
Mogadisho | QOL | September 5 2020—Madasha Xisbiyada Qaran ayaa Warsaxaafadeed kasoo saartay Shirka lagu waddo in uu...
Wararkii ugu dambeeyay kulan Muqdisho ku dhexmaray Farmaajo iyo Axmed Madoobe
Mogadisho | QOL | September 5 2020—Kulan Saacado badan qaatay ayaa Magaalada Muqdisho ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed...
Kulankii Madaxweyne Farmaajo, Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo baaqday
Mogadisho | QOL | September 2 2020—Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka helay ilo wareed muhiim ah...
Madaxweyne Deni oo la kulmaya Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare
Mogadisho | QOL | September 2 2020—Madaxwaynaha puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa birito kulan la yeelanaya Gudiga Joogtada...
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Jabuuti
Mogadisho | QOL | September 2 2020—Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye...
Maxay ka wada hadleen Xasan Sheekh & Amb, Ambassador Donald Yamamoto?
Mogadisho | QOL | September 2 2020—Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu...
Wafdiga Madaxweyne Deni oo bilaabay kulamo wadatashi ah ka hor kulanka Farmaajo
Mogadisho | QOL | September 2 2020—Wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Sacdiid Cabdullaahi Deni ee u...