Mareykanka oo Soomaaliya dib ugu soo celinaya ku dhawaad 100-ruux!
Mogadisho | QOL | September 16 2020—Dowladda Mareykanka ayaa qorsheysay in dalkeeda ay kasoo masaafuriso Muwaadiniin Soomaaliyeed oo...
“Cadaado waxaa lagu qabtay nin ku eedeysan Kufsiga & Dilkii Xamdi” Zakiya Xuseen.
Mogadisho | QOL | September 16 2020—Taliye ku xigeenka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in...
32-Cishe kadib, ballanqaadkii Madaxweyne Farmaajo ee Golaha Shacabka!
Mogadisho | QOL | September 16 2020—Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 15-kii Agoosto 2020, waxa uu hortagay...
Qoor-Qoor & Madoobe oo wadahadal ka yeeshay Xaaladda Dalka.
Mogadisho | QOL | September 16 2020—Madaxweynaha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ku sugan Magaalada Muqdisho...
Lafta gareen, Waare & Mursal oo kulan siyaasadeed ku yeeshay Muqdisho.
Mogadisho | QOL | September 16 2020—Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo siyaasadeed la baratamaya Shirka wadatashiga Madaxda...
Maxay ka wada hadleen Khayre iyo Jawaari?
Mogadisho | QOL | September 15 2020—Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Khayre oo u sharaxan xilka...
Madasha Xisbiyada oo ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo Mas’uuliyad darro iyo Kali-talisnimo
Mogadisho | QOL | September 15 2020—Qoraal ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa si weyn loogu dhaliilay...
Gaari ciidan oo arday Iskuul jiiray magaaladda Muqdisho.
Mogadisho | QOL | September 15 2020—Wararka ka imaanaya Degmada Shangaani ee Gobolkaan Banaadir ayaa sheegayaan in halkaasi...
Golaha wakiiladda Somaliland oo taageero u muujiyay dhigooda Taiwan!
Mogadisho | QOL | September 15 2020—Golaha Sharci dejinta Somaliland ayaa taageeray Xeerka Xiriirka Taiwan (TRA), oo ah...
Ciidanka Kenya oo agab Sports ku waareejiyay Jubbaland.
Mogadisho | QOL | September 15 2020——Ciidanka Kenya ee ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa agab...