Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Kheyre oo dalka ka dhoofay
Mogadisho | QOL October 04, | 2020—Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta oo Axad ah...
Puntland oo laga helay kiisas badan oo Cudurka Coronavirus ah
Mogadisho | QOL October 04, | 2020—Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay kiisaskii ugu badnaa ...
Sacuudiga oo shaaciyay xilliga ay dadka ajnabiga ah tegi karaan cumrada
Mogadisho | QOL October 04, | 2020—acuudi Carabiya ayaa muwaadiniinteeda iyo kuwa ajaanibta ahba u ogolaaneyso iney gutaan cumrada...
Shirkadda Somtel oo Muqdisho sirasmi ah uga daahfurtay Adeega Safar Taxi
Mogadisho | QOL October 04, | 2020—Shirkadda isgaarsiinta Somtel ayaa Magaalada Muqdisho waxaa ay sirasmi ah uga daahfurtay Shirkadda...
Itoobiya oo maxkamad saareysa eedeysanayaashii dilay Fanaan Caan ahaa
Mogadisho | QOL October 03, | 2020—Xukuumada Addis Ababa ayaa dacwado argagaxiso ku soo oogtay afar tuhmane oo loo...
11 qof oo lagu dilay DR Congo
Mogadisho | QOL October 03, | 2020—Dagaal udhaxeeya ciidanka Dowlada Congo iyo Kooxa maleeshiyo ah ayaa galaaftay nolosha 11...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Jubba
Mogadisho | QOL October 03, | 2020—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya munaasabadda...
Weriye Ruush ah oo dhimatay ka dib markii ay is gubtay
Mogadisho | QOL October 03, | 2020—Suxufiyad Ruush ah ayaa dhimatay jimcihii kadib markii ay isku gubtay magaalada Nizhny...
Madaxweyne Deni oo kulamo ka wadda Nairobi iyo Axmed Madoobe oo kusii jeedda
Mogadisho | QOL October 03, | 2020—Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa kulamo siyaasadeed waxaa uu ka bilaabay Magaalada...
Ilhan Cumar oo eedeyn u jeedisay Madaxweyne Trump oo isbitaal ku jira
Mogadisho | QOL October 03, | 2020—Xildhibaan Ilhan Omar ayaa ku eedeysay madaxweyne Donald Trump in uu si firfircoon...