Khadka cusub ee maraakiibta Turkiga iyo Geeska Afrika oo la hirgaliyay
Mogadisho | QOL October 24| 2020—Markabkii ugu horreeyay ee ah nooca konteynarada qaada ee Shirkadda Maraakiibta ee Jabuuti,...
Labo xildhibaan oo cusub oo ku biiray baarlamaanka Somaliland
Mogadisho | QOL October 22| 2020—Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa dhaariyey laba xildhibaan oo ka mid noqon...
Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay Sharciga Golayaasha Deegaanka Dawladaha Hoose
Mogadisho | QOL October 22| 2020—Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug kulankoodii maanta ku ansixiyay Sharciga Golayaasha Deegaanka Dawladaha Hoose. Kulanka...
Wasiirka Magacaaban ee Maaliyadda oo kormeer sameeyay
Mogadisho | QOL October 22| 2020—Wasiirka magacaaban ee maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirahmaan Ducaale Beyle ayaa maanta...
Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay qarax ka dhacay Magaalada Baydhabo
Mogadisho | QOL October 22| 2020—Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir gudoomiyey shirka khamiislaha Golaha...
Wufuud kusii qul quleysa Magaalada Jowhar
Mogadisho | QOL October 22| 2020—Qeybta 3-aad ee duubabka dhaqanka Hirshabeelle kana qeyb-qaadanaya soo xulista Baarlamaanka 2-aad Hirshabeelle...
Shaki ka dhashay Guddi soo jeediyay in jaga Ra’iisul Wasaare loo abuuro Kenya
Mogadisho | QOL October 22| 2020—Guddi-hawleed Kenyan ah ayaa Arbacadii shaaca ka qaaday talooyin la xiriira isbeddelo lagu...
Booliska Beledweyne oo faah faahiyay sababta ay u joojiyeen banaanbaxa
Mogadisho | QOL October 22| 2020—Maanta barqadii ayaa Ciidamo ka tirsan booliska Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan...
Jubbaland oo ka shirtay fulinta heshiiskii doorashada
Mogadisho | QOL October 22| 2020—Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ahna Madaxweyne ku xigeenka labaad Cabdqaadir Xaaji Maxamuud...
Farmaajo oo la kulmay Xukuumadda Cusub
Mogadisho | QOL October 20| 2020—Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Golaha...