RW Rooble oo xukuumadda kaga digay Musuqmaasuqa
Mogadisho | QOL October 31| 2020—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda,...
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay sharciga Hanti dhowrka Guud ee Qaranka
Mogadisho | QOL October 31| 2020—Kulanka Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir Guddoominayay...
Puntland oo diiday in la kala diro guddiga ganacsatada
Mogadisho | QOL October 31| 2020—Madaxweynaha Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi karaash ayaa buriyeey kala diristii Rugta Ganacsiga...
Soomaaliya oo kaalinta 1aad ka gashay waddamada isla xisaabtan la’aanta danbiyada laga galo warfidiyeenka
Mogadisho | QOL October 31| 2020—Horumarka aan cagaha badan ku taagneyn ee laga sameeyay yareynta dilalka daafaha caalamka...
Jubbaland oo Kismaayo ka dhiseysa xabsi weyn
Mogadisho | QOL October 31| 2020—Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caddaaladda Garsoorka iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedka Jubbalaand ayaa...
Mareykanka oo diiday Haweeneey Madow oo xil loo magacaabi lahaa
Mogadisho | QOL October 29| 2020—Qorshihii ahaa in wasiirkii hore ee Maaliyadda Nigeria loo magacaabo agaasimaha hey’adda Ganacsiga...
Mareykanka oo Somalia u balan qaaday qorsho looga hortagayo weerarada Al-Shabaab
Mogadisho | QOL October 29| 2020—Warbixin kasoo baxday howgalka Maraykanka ee Soomaaliya ayaa waxaa diirada lagu saaray sida...
QM oo ka hadashay Shaqaale looga dilay Soomaaliya
Mogadisho | QOL October 29| 2020—Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay laba kamid ah...
Yuusuf Dabageed” Khilaaf kama jiro dhismaha Maamulka Hir-Shabeelle”
Mogadisho | QOL October 29| 2020—Maalmihii la soo dhaafay waxaa taagnaa khilaaf ka jira dhismaha Maamulka Hir-Shabeelle, kaas...
Madaxda Golaha Muslimiinta Switzerland oo Xukun lagu riday
Mogadisho | QOL October 29| 2020—Maxkamada Federaalka ee Magaalada Bellinzona ee Koofurta wadanka Switzerland ayaa xukun isugu jira...