Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo diyaarado ku geysay Beledweyne
Muqdisho | QOL | January 09, 2021—Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa...
Wasaaradda Amniga oo sheegtay inay ka hortageen weerarada Al-Shabaab
Muqdisho | QOL | January 09, 2021—Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Soomaaliya Xasan xundubeey Jimcaale ayaa sheegay in...
DR. IBRAAHIM DUSUQI & CALI MAHDI MAXAA DHULKA LA SIMAY?
Muqdisho | QOL | January 08, 2021—-Dadbadan oo Soomaali ahi waxay si joogta ah isu weydiiyaan sababta Mudane...
Uganda Airlines oo ka shaqo bilaabeysa Hargeysa
Muqdisho | QOL | January 08, 2021—-Shirkadaha diyaaradaha ee Uganda Airlines, ayaa ku dhawaaqday inay ballaadhinayso Duulimaadyada ay...
AMISOM oo saraakiil Boolis ah usoo xirtay tababar
Muqdisho | QOL | January 08, 2021–Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay shalayto soo gaba-gabeeyeen...
DEG-DEG:-Maxaa Kasocda Maraykanka !!!
Muqdisho | QOL | January 06, 2021–Taageerayaasha Donald Trump oo gudaha u galay xarunta Capitol oo lagu ansixinayay...
Maxay ka wada hadleen RW Rooble & C/raxmaan C/Shakuur?
Muqdisho | QOL | January 06, 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay...
Xildhibaan Soomaali-Canadian ah oo raaligalin ka bixiyay fasax uu ku qaatay Soomaaliya!!!
Muqdisho | QOL | January 06, 2021–Xildhibaan ka tirsan golaha degaanka magaaladda Victoria ee dalka Canada, oo lagu...
Qoor-Qoor & Lafta-gareen oo Muqdisho kawada kulamo xal looga gaarayo Khilaafka hortaagan Doorashada.
Muqdisho | QOL | January 06, 2021–Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo siyaasadeedyo xal loogu raadinayo caqabadda hortaagan...
Maleeshiyaad hubeysan oo dad ka afduubtay degaan ka tirsan Hiiraan
Muqdisho | QOL | January 06, 2021–Wararka naga soo gaaraya degaanka Goobo oo 11 km u jira degmada...