Midowga Musharixiinta oo sheegay in Farmaajo inqilaab ku joogo Villa Somalia
Muqdisho | QOL | February 08, 2021–Xunnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha oo uu hoggaaminayo Madaxweyne hore Sheekh Shariif Sheekh...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in tallaalka Coronavirus la keeni doono dalka
Muqdisho | QOL | February 08, 2021–Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa qorsheynaysa in Tallaalka Caabuqa Coronavirus-ka ay gaarsiiso...
Wasiir ka tirsan Xukuumadda RW Rooble oo sheegay in dalka musuq maasuq weyn kajiro
Muqdisho | QOL | February 08, 2021–Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar ayaa sheegay in dalka Soomaaliya...
Madaxweynaha Somaliland oo doorashada kala hadlay Guddoomiyeyaasha Gobolada
Muqdisho | QOL | February 08, 2021–Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan loogu diyaar garoobayo, laguna...
Golaha Shacabka oo Maanta diiday in uu hortago RW Rooble
Muqdisho | QOL | February 08, 2021–Hadal jeedin la filayay in maanta uu Golaha Shacabka Soomaaliya ka jeediyo...
Mareykanka oo farriin adag u diray Madaxda Dowladda & Dowlad Goboleedyada
Muqdisho | QOL | February 08, 2021–Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday madaxweyne Farmaajo iyo hoggaanka qaranka Soomaaliya inay...
Ciidamo ka tirsan NISA oo xoog ku galay Xarun Telefeshin
Muqdisho | QOL | February 08, 2021–Ciidamo ka tirsan Nabad Sugida Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inays I...
Cumar Finish “Shacabka G/Banaadir Waa Inay Helaan Metalaad Siyaasadeed”
Muqdisho | QOL | February 07, 2021–Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish oo ka...
Qaramada Midoobay Iyo Dowlad Oo Ku Heshiiyay In Gargaar La Siiyo Shacab
Muqdisho | QOL | February 07, 2021–Madaxa ha’yadda cuntada ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay inay heshiis la galeen...
Madaxweyne Farmaajo markii labaad ayuu ku guuldareystay inuu doorasho waqtigeeda ku qabto
Muqdisho | QOL | February 07, 2021—Sanadkii 2011-kii ayay xukuumaddiisii ku guul darraysatay in ay doorasho qabato ama...