Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu qabtay shan xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab
Muqdisho | QOL | February 11 2021–Shan qof oo lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ...
Xiisad Maanta ka taagan degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan
Muqdisho | QOL | February 11 2021–Xiisadaan ayaa waxaa ay u dhaxeeysaa Guddoomiyaha Maamulka degmada buulo-Burde Feysal Haajir...
Ciidamada Puntland oo howlgal qorsheysan fuliyay
Muqdisho | QOL | February 1, 12021–Ciidamo ka tirsan kuwa Badda Puntland ee loo soo gaabiyo PMPF ayaa...
Jubbaland oo sheegtay inay qabatay dad falal Amni darro ka geystay Kismaayo
Muqdisho | QOL | February 11 2021–Xili maalmihii ugu dambeeyay ay magaalada Kismaayo ka dhacayeen dilal iyo qaraxyo...
Wararkii ugu dambeeyay duqeymo ka dhacay Gobolka Jubbada Dhexe
Muqdisho | QOL | February 11 2021–Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay...
DFS oo ku adkeysaneysa in Shirka wadatashiga uu ka dhacayo Garoowe
Muqdisho | QOL | February 11 2021–Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa weli ay ku adkeysaneysaa in...
Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo Guddiyo ansixiyay
Muqdisho | QOL | February 10, 2021–Kalfadhiga 1aad Fadhigiisa 17aad ee Baarlamanka Dowlad Goboleedka oo uu shir Gudoominayey...
Guddiga doorashooyinka Midowga Musharixiinta oo go’aano soo saaray
Muqdisho | QOL | February 10, 2021–Kulanka ay Galabta ku yeesheen Magaalada Muqdisho Guddiga badbaadada doorashooyinka qaran 2020-2021 ...
Golaha Ammaanka ee QM oo taageeray Maamulka Cusub ee Libya
Muqdisho | QOL | February 10, 2021–Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay inay taageerayaan maamulka cusub...
Ra’iisul Wasaare Rooble “ Ma aqbaleyno in qalqal geliyo amniga dalka”
Muqdisho | QOL | February 10, 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Roob le oo...