Midowga Musharaxiinta oo mar kale baaq u diray hay’addaha Ammaanka
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Midowga Musharaxiinta ayaa ugu baaqay hay’addaha Ammaanka dowladda Soomaaliya in ay caddeeyaan...
100 qof oo maanta laga helay Karoona virus Soomaaliya
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19...
Xoghayaha Guud ee QM iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ugu baaqay siyaasiyiinta wadahadal
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada...
Puntland oo mamnuucday dadka ka soo laabanaya dibadda ee tagaya degaannadeeda
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan oo Maanta Warbaahinta kula hadlay...
Maxaa kajira in 30 Ruux Coronavirus ugu dhinteen Isbitaal Martiini?
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayay in ay...
Shir laga yeeshay Amniga Caasimadda Galmudug
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Waxaa maantay Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ku qabsoomay kulan ay ka wada...
Guddiga Xallinta khilaafaadka & Cabashooyinka Doorashooyinka Puntland oo la Magacaabay
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Xubnaha Sare ee Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta soo saaray liiska...
Wasaaradda Caafimaadka oo faahfaahisay Kiisaskii ugu dambeeyay ee Karoonaha
Muqdisho | QOL | February 15 2021–Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19...
Shiinaha oo dad u xirxiray talaalka been abuur ah oo dhaqaalle badan laga sameeyay
Muqdisho | QOL | February 15 2021–Shiinaha ayaa tobonaan qof u xirxiray tallaal been abuur ah oo ay...
Senetor Maxamed Yusuf Xaaji oo Nairobi lagu aasay
Muqdisho | QOL | February 15 2021–Allaha u naxariistee waxaa maanta gelinkii dambe magaalada Nairobi lagu aasay Senator...