Millatariga Itoobiya oo xiray Weriye
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Milatariga dalka Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay weriya ka tirsan BBC-da oo ku sugnaa gobolka...
Deni oo shaaciyay waxa uu salka ku haayo khilaafka dowladda & Puntland
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntlan d Saciid Cabdullaahi deni ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha soo...
Shir u socda Ra’iisul Wasaare Rooble & Midowga Musharixinta
Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Hotelka Decale oo ku yaal garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu shir...
Duqa Muqdisho oo soo saaray Amar deg deg ah oo ku socda Shacabka
Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Shir...
Muuse Biixi oo amray in Xukuumadda bixiso qeyb kamid ah lacagta musharixiinta Golaha Wakiilada
Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WHM/240-718/03202 ku go’aamiyey...
Muhaajiriin laga soo badbaadiyay xeebaha Liibiya
Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Ku dhawaad 100 qof oo muhaajiriin ahaa ayaa laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Liibiya halka...
Wasiiro isku-casilay jebinta Awaamiirta COVID 19
Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Laba Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda dalka Urdun (Jordan) ayaa ku dhawaaqay inay iska casileen...
Wasiir Fowsiya oo ku baaqday in xayiraad lagu soo rogo dalka
Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda xil-garsiinta Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa walaac xoogan ka muujisay kiisaska...
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo gaaray Beledweyne
Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Magaalada Beledwyene ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa gaaray wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha...
Saldhigyo ay ku sugan yihiin Ciidamo Kenyan ah oo la weeraray
Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay in ay weerareen Saldhigyada Ciidamada Kenya...