ICJ oo shaacisay jadwalka Dhageysiga dacwada Soomaaliya iyo Kenya
Muqdisho, 10da Maarso, 2021:-Maxkamada Cadaallada Aduunk ICJ ayaa soo saartay jadwalka dhageysiga dacwada badda Soomaaliya ee ay Kenya...
Duqa Boosaaso oo shaqo joojin lagu sameeyay
Muqdisho, 10da Maarso, 2021:-Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr 09 ee...
Qalalaasaha Ethiopia meesha ma kasaari karaa Rejada MW Farmaajo ee xilli-madaxeedka 2aad?
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Faragelinta & Saameynta xun ee dowladaha derisku ku yeeshaan doorshooyinka Soomaaliya waa qeybta ugu weyn...
Muuse Biixi muxuu ka yiri xaaladda “Cakiran” ee doorashooyinka Soomaaliya.
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta jeedinayay khudbad sanadeedka dastuuriga ee Baarlamaanka ayaa ka...
Maxay tahay digniinta ku socoto Shacabka Caasimada oo uu ku dhawaaqay gudoomiye Filish?
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa shir jaraa’id...
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir” Hal bil ayuu sharci daro ku jooggaa Madaxtooyada Farmaajo”
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha uu dhamaaday Muddo xileedkiisa in...
Musharax Daahir Geelle “Haddii talada dalka naloo igmado dumarku waxay aad uga soo dhex muuqan doonaan labada lakab dowladeed heer federaal iyo dawlad goboleed”
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Hoggaamiyaha Xisbiga Danqaran ahna Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlay muhiimada ay leedahay...
Maxaa Kala Socotaa Dhismaha Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Afgooye ?
Muqdisho, 7da Maarso, 2021:Waddada isku xirto Muqdisho iyo Afgooyo ayaa gaartay Baar-ismaaciil, wararka ayaa sheegaya in 3km oo...
Isbaheysiga Sacuudiga oo Burburiyay 8 diyaaradood
Muqdisho, 7da Maarso, 2021:Isbaheysiga uu hogaaminayo Sacuudiga ee Yemen ayaa sheegay in ay qabteen sideed diyaaradaha aan duuliyaha...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo safar deg deg ah ku tegay Feerfeer
Muqdisho, 7da Maarso, 2021:Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray degmada Feer-feer...