Ka dib geeridii Magufuli :Samia waxay noqon doontaa haweeneydii ugu horreysay ee madaxweyne ka noqota Tansaaniya
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Indhaha Caalamka oo dhami waxay u jeedaan madaxweyne ku xigeenka Tansaaniya, Samia Suluhu Hassan oo...
Ciidanka dowladda oo sheegay in ay ku wajahan yihiin Ceelbuur
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed qeybtooda degaanada maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay in ay qaadi doonaan...
Qaramada Midoobey oo sheegtay in Hogaamiyeyaasha Mucaaraadka ay qeyb gali doonaan Shirka doorashada
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa...
Kulan dhexmaray Puntland iyo WFP oo looga hadlay horumarinta Caafimaadka
Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Wasiirka Wasaradda Caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan oo ay waheliyaan Wasiirku kuxeeganka Wasaaradda Abdinaasir...
Kiisaska Karoonaha ee degaanada Somaliland oo sare u kacay iyo Muuse Biixi oo ka hadlay
Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in Xanuunka Karoona...
Qatar iyo Kenya oo heshiis gaaray
Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Amir HH Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa dhambaal qoraal ah ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Madaxweyne Farmaajo oo lagu eedeeyay in uu kala qeybinaayo ciidanka xoogga
Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha uu dhamaaday muddo xileedkiisa in uu bilaabay in...
Xukun lagu riday dad lagu helay Musuq maasuq
Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Saddex sarkaal oo ka tirsan maamulka Wajeer ee gobolka Waqooy Bari Kenya ayaa lagu xukumay...
Galmudug oo ku dhawaaqday howlgal ka dhan ah Al-Shabaab
Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay in ciidamada Ammaanka maamulka Galmudug ay qaadi doonaan howlgallo ka...
Musharax Daahir Geelle” Hoggaan waxaan ka aaminsanahay masaalixda ummadda ee kala gaddisan hannaan la isugu keeni karo”
Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in umadda Soomaaliyeed ay u baahan tahay hogaamiye...