Kenya oo soo iibsaneysa Gaadiid ay kula dagaalanto Al-Shabaab
Muqdisho, April 08, 2021–Ciiddanka Difaaca Kenya ee (KDF) ayaa waxaa ka baaraan degayaan Qandaraas ay Turkiga kaga iibsan...
Dowladda Imaaraadka oo Somalia u soo diraysa Diyaarado sida Gargaar
Muqdisho, April 08, 2021–Ururka Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa sheegay inay bilaabayaan Duullimaadyo dhanka Hawada oo Somalia...
Meydka laba Carruur ah oo uu dhalay Xildhibaan hore oo laga helay duleedka Baydhabo
Muqdisho, April 08, 2021–Labada Carruurta ah oo uu dhalay Xildhibaan hore Sheekh Aweys Cabdullaahi oo kamid ahaan jiray...
Ciidamada dowladda & kuwa Jubbaland oo fuliyay howlgal Wadajir ah
Muqdisho, April 08, 2021–Ciidamada dowladda Soomaliya oo ay wehlinayeen kuwa Daraawiishta Maamulka Jubbaland waxaa ay howlgallo wadajir ah...
Madaxweyne Deni” Xalka doorashada wuxuu kujiraa in loo caqli celiyo Farmaajo”
Muqdisho, April 08, 2021–Madaxweynaha dowlad Gobleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa ka hadlay fashilka ku yimid shirkii Afisiyooni,...
Guddoomiye Filish”Aqalka Sare ee hadda jira waxa uu ku dhisan yahay si sharci dara ah”
Muqdisho, April 08, 2021–Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa weerar afka ah ku qaaday...
Wasiirka Caafimaadka oo kormeertay Isbitaalka Dr Sumait ee ah xarunta 2aad la tacaalida Covid-19
Muqdisho, April 06, 2021–Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. Fawziya Abikar Nur, ayaa maanta booqasho...
Maxaa ka jira Afgambiga cusub ee ka dhanka ah Madaxweyne Erdogan?
Muqdisho, April 06, 2021–Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii ku eedeeyey tobaneeyo taliyeyaal hore oo ciidamada badda...
Soomaaliya oo gudbisay heshiisyo taariikhi ah oo ku aaddan dhowrista xaquuqda Shaqaalaha
Muqdisho, April 06, 2021–Dawladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay gudbisay toddobo heshiis oo caalami ah ,kuwaaso ku aaddan...
Wararkii ugu dambeeyay xiisadda boqorka Jordan iyo walaalkiis
Muqdisho, April 06, 2021–Xiisaddii u dhaxaysay Boqorka Jordan Boqor Cabdallaha Labaad iyo Walaalkii Amiir Xamza ayaa u muuqata...