Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaaay Wafdi gaaray magaalada Hargeysa
Muqdisho, April 06, 2021–Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefdi uu hoggaaminayo...
Sacuudiga oo go’aan kasoo saaray Cumrada Ramadaanka
Muqdisho, April 06, 2021–Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii sheegay in kaliya dadka iska tallaalay cudurka COVID-19 loo ogolaan...
Wafdi ka socda dowladda Zambia oo soo gaaray Hargeysa
Muqdisho, April 05, 2021–Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda dalka Zambia Gavin Lubinda, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta soo gaaray...
QM oo baaq adag u dirtay Madaxda dowladda & dowlad Goboleedyada
Muqdisho, April 05, 2021–Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweeysay oo taageertay shirkii Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada muqdisho ay...
Cumar Cabdirashiid oo ka digey burbur ku yimaada wada-hadallada doorashada
Muqdisho, April 05, 2021–Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya kana mid ah Xildhibannada Aqalka Sare ee mudada xilheyntooda uu...
Maamulka K/Galbeed oo sheegay inay dileen Xubno Shabaab oo Miino Aasayay
Muqdisho, April 05, 2021–Ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhan...
Puntland oo sheegtay in degaannadeeda uu ku kordhay kiisaska COVID-19
Muqdisho, April 05, 2021–Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay...
Itoobiya oo shaacisay xilliga ay bilaabi doonaan Tamarta Korontada ee Biyo-xireenka GERD
Muqdisho, April 05, 2021–Wasiirka Biyaha, Waraabka iyo Korontada ee dalkaasi, Selshi Bekele waxa uu shaaciyey inuu dalkiisa samaynayo...
Dad Abaar ugu dhintay dowlad degaanka Soomaalida
Muqdisho, April 05, 2021–Wararka ka imaanaya degmada Maa’iso ee gobolka Sitti ee dawlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa...
Dowladda Soomaaliya oo Boqorka Urdun ku taageertay Walaalkiis uu xiray
Muqdisho, April 05, 2021–Dowladda Soomaaliya ayaa taageero u muujisay boqor Cabdallaha Urdun kadib tallaabada lagu xiray walaalkii Amiir...