Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub
Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeesheen Magaalada Jowhar, iyaga oo kulankooda ku...
Itoobiya iyo Somaliand oo ka wada hadlay adkeynta Amniga xaduudaha
Taliyaha ugu sareeya Ciidamada Sirdoonka dowladda Federaalka Itoobiya Janeraal Buhane Kabede iyo Saraakiil la socotay ayaa Maanta Magaalada...
Maamulka Hir-Shabeelle oo soo bandhigay khasaaraha hantiyadeed ee ka dhashay qarixii Jowhar
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu Wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta shir...
DFS oo Golaha Amniga iyo Nabadgelyada Afrika kala hadashay gurmadka Abaaraha
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame,...
RW Xamse oo amray in Hay’adaha Amniga deg deg uga jawaabaan weerar ay geysteen Al-Shabaab
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa amray hey’adaha kala duwan ee amniga iyo gargaarka...
Awaamiir laga soo saaray Amniga Magaalada Garoowe
Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal ee Puntland ayaa shir guddoomiyay Shirka Amniga Gobolka Nugaal, kaas oo ka qabsoomay...
Wada-hadalladii Xukuumadda Somaliland & Xisbiyada mucaaradka oo natiijo la’aan ku dhamaaday
Guddoomiyeyaasha Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Maanta inay bur bureen wada-hadalladii u dhaxeeyay Xukuumadda Somaliland ee uu...
Madaxtooyada Soomaaliya oo ka hadashay dhacdadii Boosaaso iyo qarixii Jowhar
Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar ayaa ka hadlay shaqaaqadii dhawaan garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ku dhexmartay Ciidamo...
Imran Khan oo guul lama filaan ah ka gaaray siyaasadda Pakistan
Raysul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa dib u soo cusbooneysiiyey baaqiisii ahaa in doorashada wakhtigeeda laga...
Xilliga Kenya ay bilaabeyso khaadkii u soo dhoofin jirtay Soomaaliya oo la shaaciyay
Dowladda Kenya ayaa lagu wadaa inay dhoofinta Qaadka ee loo dhoofinayo Soomaaliya, bilowdo maalinta Jimcaha ah ee todobaadkan,...