Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Nin lagu helay Al-Shabaabnimo
Muqdisho, April 17 2021–Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa la horkeenay Maxamed Cusmaan Maxamed Xasan oo...
Golaha Ammaanka oo ansixiyay xabad joojin laga hirgeliyo libya
Muqdisho, April 17 2021–Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin, isla...
Axmed Madoobe oo xilkii ka qaaday Taliyeyaal kuwa kalena Magacaabay
Muqdisho, April 17 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa isbadal ku sameeyay Taliyayaasha kala duwan ee...
MD Farmaajo & Wakiilada Beesha Caalamka oo Teendhada Afisiyooni shir uga furmay
Muqdisho, April 17 2021–Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray Xerada Teendhada Afisiyooni...
DEG DEG:- Saxaafadda oo banaanka looga saaray kulanka Deni & Xildhibaannada
Muqdisho, April 16 2021–Kulan ayaa Magaalada Garoowe waxaa uu uga furmay Xildhibaannada Dowlad Goboleedka Puntland iyo Madaxweyne Saciid...
Sheekh Shariif oo la kulmay Taliyaha xoogga & faah faahin laga helay
Muqdisho, April 17 2021–Madaxweyn ihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay waxaa uu kulan xasaasi...
Shir Deg Deg ah Oo iminka Ka Socda Villa Somalia
Muqdisho, April 16 2021–Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle ayaa hadda shir uga socda...
Xildhibaano taageersan Saadaq Joon oo gaaray xaafada Shiirkole
Muqdisho, April 16 2021–Xaalad kacsanaan ah ayaa wali ka taagan Xaafadda Shiirkole ee degmada Hodan ka dib markii...
Puntland oo ka jawaabtay eedeyn uga timid Madaxweyne Farmaajo
Muqdisho, April 16 2021–Puntland ayaa ka jawaabtay hadalkii ka soo yeedhay madaxweyne Farmaajo, ee ku saabsanaa in madaxweyne...
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Amison oo soo bandhigay qorshe lagu xoojinayo howl-galada ka dhanka ah Al-Shabaab
Muqdisho, April 16 2021–Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal odowaa Yuusuf Raage ayaa ka qeyb-galay Kulan labo maalmood soconayay...