Pakistan oo xayiraad safar kusoo rogtay Dalal Soomaaliya ay kamid tahay.
Hay’adda Duulista Rayidka ee Dalka Pakistan ayaa maanta oo sabti ku dhawaaqday in ay xayiraad safar kusoo rogtay...
Maxaa ka jira in madaxweyne Farmaajo shirkada LFA Holdings lacag ku siiyay sidii uu ku tagi lahaa Aqalka Cad?
Sida lagu daabacay bogga afka dheer ee lagu magacaabo Foreignlobby.com, Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaadey ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi...
Akhriso:- Sida ay u dhacday Maxkamadeynta rag loo heysto dilka Guddoomiyihii degmada Hodan
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa Maanta ay bilaawday dhageysiga kiiska dilka ahaa ee horaantii Bishii...
Galmudug oo Ciidamo geysay Koonfurta Gobolka Mudug & dhaq dhaqaaqyo ka socda
Maamulka Galmudug ayaa Ciidamo farabadan oo aad u hubeysan kana tirsan kuwa Daraawiishta waxaa ay geeyeen degaano ka...
Sudan oo u hanjabtay Dowladda Itoobiya
Wasiirka Biyaha iyo Waraabka ee dalka Sudan, Prof. Yaasir Cabaas ayaa sheegay inay qaadi doonaan Tallaabo Sharci oo...
Biden iyo Erdoğan oo markii ugu horeysay kulmaya
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa war kasoo baxay Xukuumada Washington lagu sheegay...
Midowga Yurub oo dhaqaalo siinaya dalal ay kujirto Soomaaliya
Iyadoo ay sii kordheyso Baahida Gargaarka Samafalka ee Geeska Africa ayaa waxay Guddiga Midowga Europe ku dhawaaqeen Kaalmo...
Maamulka Magaalada Beledweyne oo digiin u diray Hay’adaha Samafalka
Gudoomiyaha Maamulka degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan Cismaan Dhicisow Dhuubow ayaa digiin Culus waxaa uu u diray Hay’adaha...
Diyaarad Milliteri oo ku burburtay dalka Zimbabwe
Diyaarad Helikopter oo ay Ciiddanka Zimbabwe leeyihiin ayaa ku burburtay meel ku dhow caasimadda dalkaasi ee Harare. Diyaaradda...
Muwadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Kooxo Burcad Koonfur Afrrikan ah ayaa waxaa ay dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida Ganacsi ahaan u...