QM oo baaq deg deg ah kasoo saartay dagaalada ka dhacay Muqdisho
Qaramada Midoobay ayaa walaac xoogan waxaa ay ka muujisay dagaalada saacadihii la soo dhaafay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo...
Dowladda Soomaaliya & Midowga Yurub oo heshiis kala saxiixday
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday Heshiis Dhanka Waxbarashada iyo Shaqo Abuurka ah. Munaasabadda Heshiiska Mashruuca...
Cabdiraxmaan C/Shakuur oo sheegay inay is difaacayaan
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur kana mid ah Midowga Musharixiinta ayaa sheegay in xalay Ciidamo farabadan oo ka tirsan dowladda...
Waa sidee xaalada Muqdisho kadib dagaaladii ka dhacay?
Magaalada Muqdisho waxaa shalay ilaa xalay ka dhacay iska hor imaadyo hubaysan oo u dhexeeya ciidamada dawladda iyo...
Wakiilkii hore ee Midowga ee Soomaaliya oo geeriyooday
Bayaan kasoo baxay howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa lagu shaaciyay in uu geeriyooday Danjire Boubacar Gaoussou...
SAWIRO:-Banaanbax looga soo horjeedo Farmaajo oo ka bilaawday Isgoyska Fagax
Banaanbaxa oo ay dhigayeen qaar kamid ah dadka Shacabka ah ayaa waxaa uu ka dhigay Isgoyska Fagax oo...
Museveni oo dallacsiiyey Saraakiil uu ka mid yahay Taliye ka hawlgalay Somalia
Madaxweynaha dalka Uganda, ahna Taliyaha Guud ee Ciiddamadda dalkaasi, Yoweeri Kaguta Museveni waxa uu darajooyinka u kordhiyey 40...
Markab Shidaal oo la duqeeyey
Diyaarad nooca aan Duuliyaha Lahayn ee Drone ayaa la sheegay inay duqeysay Markab nooca shidaalka qaada (Tanker) oo...
” Waxaa Nasiib darro ah in dano doorashada ku siman loo ijaafeeyo walaalaheen Jabuuti” Wasiir Casnhuur
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadii Xasan Cali Kheyre ayaa Madaxda muddo xileedkeeda uu dhamaaday ee...
Biden oo Xasuuq u Aqqoonsaday Dil ay Cusmaaniyiintu Gaysteen
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Sabtida maanta ah xasuuq u aqqoonsaday dilalkii badnaa ee xilligii Dagaalkii Koowaad ee...