António Manuel de Oliveira Guterres ayaa soo dhaweeyey Go’aankii ay Golaha Shacabka ee BFS shalay ku ansixiyeen Sharciga Khaaska ee Doorashooyinka Federalka iyo in dib loogu laabto Nidaamkii Doorashadda ee lagu heshiiyey bishii September 17-dii ee sanadkii hore ee 2020-kii.
Afhayeenka Xoghayaha Guud ee QM, Stephane Dujarric ayaa sheegay inuu Antonio Guterres ugu baaqay dhamaan Saamilayda Siyaasadda Somalia...
Maamulka Magalada Dhuusamareeb oo cambaareeyay tallaabo ay qaadeen Ciidamada ilaalada wadooyinka
Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa cambaareeyay dhisme Ciidamada ilaalada wadooyinka ee Galmudug ay ka dhex dhisteen...
Maamulka Magalada Beledweyne oo Farriin u diray Hay’adaha Samafalka
Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Magaalada Baladweyne ayaa Hay’addaha , Ganacsatada iyo deeq bixiyayaasha ugu baaqay in...
Fanaankii Caanka ahaa ee Cabdi Qaboojiye oo geeriyooday
Waxaa la xaqiijiyay in Magaalada Oslo Ee Caasimada Dalka Norwey uu ku geeriyooday Fanaankii Caanka ahaa ee Cabdi...
Jubbaland oo shuruud ku xirtay ka qeyb-galka shir uu ku baaqo Ra’iisul Wasaaraha
Iyada oo madaxwaynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo khudbadii uu shalay ka horjeediyay Golaha Shacabka uu...
Taabit Cabdi oo ku baaqay in aan shuruud lagu xirin wada-hadallada doorashada
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir hadana ah musharax madaxwayne Taabid Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in Ra’iisul Wasaaraha...
MD Farmaajo ma leeyahay qorshe aan muddo kororsi ahayn?
Laga soo billaabo 12kii April 2021, markii uu baarlamaanka Soomaaliya go’aamiyay in muddo laba sano ah lagu kordhiyo...
Wararkii ugu danbeeyey Kulan u socdo Midowga Musharixiinta & Wakiilada Beesha Caalamka
Waxaa socda dadaalo ku aadan in Ciidamo AMISOM ah lakala dhex dhigo goobaha shalay illaa xalay isku dhacyada...
Kulan u socdo Midowga Musharixiinta & Wakiilada Beesha Caalamka
Xubno ka tirsan Midowga Musharixiinta Madaxweynaha iyo Waakiilada beesha caalamka ayaa waxaa xilligaan u socda Shir dhinaca Internetka...
MD Laftagareen oo Odayaasha Dhaqanka kala hadlay xaaladda dalka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah Odeyaasha Dhaqanka...