Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta ka qeybgalay shir ay ku casuumeen qaar ka mid ah...
Puntland oo ka shirtay u diyaar garoowga sugida Amniga Maalmaha Ciida
Ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas Axmed Cimi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyay kulan ku saabsan Amniga...
Turkiga & Sacuudiga oo ka wada hadlaya khilaafka u dhaxeeya
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga, Mevlüt Çavuşoğlu ayaa qorsheynayo inuu Toddobaadka soo socdo safarkiisii u horeeyey ee uu...
Maamulka Marka oo sheegay inay awood ku furi doonaan waddo 7 sano u go’doonsan Al-Shabaab
Guddoomiyaha Maamulka Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay inay qorsheeynayaan inay isku furaan wadada xiriirisa...
Saddex qof oo ku geeriyootay Shil ka dhacay Magaalada Nairobi
Shilka oo ahaa mid Gaari ayaa waxaa uu ka dhacay Koonfurta Bypass, ee ismaamulka Nairobi, waxaana ka dhashay...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay wada-hadallo la fureyso dowladda Kenya
Kadib markii dowladda Soomaaliya 6-dii Bishaan ay ku dhawaaqday inay dib soo celisay xiriirkii kala dhaxeeyay dowladda Kenya...
Laba kamid ah Rag loo heystay dilkii guddoomiyihii degmada Hodan oo la siidaayay
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa waxaa ay weli wadaa ka dhageysiga Guddigii loo xilsaaray baarista dilkii Guddoomiyihii degmada...
Qaar ka mid ah wadamada carabta oo cambaareeyay weerarkii Yahuuda
Dhowr dal oo Carab ah iyo hogaamiyeyaal Islaamiyiin ah ayaa maanta oo Sabti ah cambaareeyay qorshooyinka looga saarayo...
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ay soo celisay xiriirkii kala dhaxeeyay Kenya
Dowladda Soomaliya ayaa sheegtay in, iyada oo la ilaalinayo danaha deris wanaaga ay ku dhawaaqeyso inay dib u...
Madaxweynaha Kenya oo la kulmay Ergeyga Qatar Al Qahtani
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta aqalka madaxtooyada ee magaalada Nairobi wuxuu ku guddoomay dhambaal qaas ah...