Madaxweynaha Somaliland oo dib ugu soo laabtay Magaalada Hargeysa
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayey oo safar ugu maqnaa dalka Jabuuti, ayaa maanta dib...
Waalidiin Carruur ay dhaleen dowladda ka geeysay Ereteriya oo banaanbax dhigay
Magaalada Muqdisho waxaa Maanta dibadbax ka dhigay Waalidii sheegay in dowladda Soomaaliya ay Carruur ay dhaleen uga qaaday...
Israa’iil oo duqeysay guriga hoggaamiyaha Xamaas
Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeymo dhowr ah ka geystay guriga hoggaamiyaha ururka Xamaas Yaxya Al Sinwar. Ma...
Puntland oo bilaawday diiwaan gellinta Codbixiyeyaasha Golayaasha degaanka
Ku simaha Madaxweynaha Puntland ahna Madaxweyne ku xigeenka Mamulkaas Axmed Cilmi Cusmaan Karaash ayaa Magaallada Qardho ee xarunta...
Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo gaaray Magaalada Qardho
Madaxweyne ku xigeenka dowlad Gobleedka Puntland ahna ku simaha madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), iyo wafdi uu...
Maamulka Hir-Shabeelle oo ku dhawaaqay in Go’doon gashay Magaalada Jowhar
Wabiga Shabeelle ayaa waxaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay uu Go’doon galiyey magaalada Jowhar ee xarunta...
Dibad-baxyo looga soo horjeedo duqeymaha Israel oo weli socda
Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay bartamaha magaalada London, kuwaas oo ka soo horjeeday duqeymaha ka socda dhulka...
Midowga Yurub oo Berbera ka dhagax dhigay mashruuc laga hormarinayo Xeebta Bataale.
Mashruuc lagu horumarinayo xeebta Bataale ee Somaliland uuna maalgelinayo Midowga Yurub ayaa Sabtida maanta ah la dhagax-dhigay, iyaddoo...
Ismaaciil Cumar Geelle oo markii Shanaad loo dhaariyay Madaxweynaha Jabuuti
Munaasabad ka dhacday Caasimadda dalka Jabuuti ayaa waxaa Maanta markii Shanaad xilka Madaxweynaha dalka Jabuuti loogu dhaariyay Ismaaciil...
Shir lagu heshiisiinayo laba Beelood oo Maalintii labaad socda
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maalintii labaad ka socda Shir lagu heshiisiinayo laba beelood oo dhawan...