Madaxweyne Biixi oo si adag ugu jawaabey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii uu mareykanka ka sheegay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan...
Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano dhowr ah
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaano dhowr ah...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in la shirqoolay nabadoono qarax lagu dilay
Wasaarada arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa si kulul u canbaareysay weerar xalay lagu dilay nabadoono ka tagay Beledweyn, kuwaasoo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee...
Uhuru Kenyatta oo xil cusub loo magacaabay
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru Kenyatta u magacaabay Ergaygiisa Nabadda ee...
DFS oo QM Warbixin ka siisay Abaarta kajirta dalka
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame, oo uu wehliyo Ku xigeenka Xoghaya guud...
Dowadda Somalia oo Al-Shabaab ku eedeysay inay ka dambeeyaan dagaal Beeleedyada
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla ayaa sheegay in markii laga awood roonaaday Al-Shabaab ay...
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan iyo Madaxweyne ku xigeenka Midowga Yurub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda iyo...
Xildhibaan Jeesow” Ciidanka Macaawisleyda ee ka dagaalamaya Hiiraan lama dhihi karo hogaan maleh”
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa taageero u muujiyay ciidanka deegaanka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka wadda...
Golaha deegaanka degmada Xudur oo Gudoomiye doortay
Golaha deegaanka cusub ee magaalada Xudur ayaa maanta doortay guddoon cusub ka dib kulan ay ku yeesheen magaalada...