Wafdi gaaray degmada Baraawe kulamana bilaabay
Wafdi Saraakiil ah uu hogaaminayo Taliyaha Qeybta 60aad ee Ciidanka xoogga dalka Jenaraal Maxamed Sheikh Cabdullahi (Ciirow) ayaa...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Safiirka Itoobiya kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay...
Madaxweynayaasha Jubbaland & Puntland oo dib ugu laabtay degaanadooda
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo, kadib safar shaqo oo...
Muwaadin Soomaali ka tirsanaa Kooxda Xuutiyiinta oo dagaal lagu dilay
Muwaadinka Soomaaliyeed oo la sheegay inuu ka barbar dagaalamayey Maleeshiyadda Kooxda Xuutiyiinta ayaa lagu dilay Iska-horimaad ay Maleeshiyada...
Xuutiyiinta oo lagu eedeeyay inay khasab ku dagaal-geliyanayaan Qaxooti & Muhaajiriin Afrikaan ah
Wasiirka Warfaafinta, Dalxiiska iyo Dhaqanka ee Dowladda Yemen, Mucamar Al-Eryaani waxa uu ka digay inay Maleeshiyada Xuutiyiinta ee...
Golaha guud ee QM oo canbaareeyay af-genbiga Maali
Madaxweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobe Volkan Bozkir, ayaa cambaareeyay af-genbiga ka dhacay dalka Maali, wuxuuna ku baaqay...
Wafdi gaaray Magaalada Beledweyne & ujeedka oo la shaaciyay
Wafdiga oo isugu jira Wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka & Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay Maanta gaareen Magaalada...
Muuse Biixi” Doorashooyinka Soomaaliland Caalamka ayaa isha ku haya”
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in guud ahaan degaannada Soomaaliland ay ka bilaawdeen doorashooyinka isku sidkan...
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in la diyaariyay Ciidamo suga Amniga doorashada
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in laaGuddiga amniga doorashooyinka ay u diyaar...
In ka badan 100 tahriibayaal ah oo laga badbaadiyay Xeebaha Tuunis
Ciidanka badda ee dalka Tuunis ayaa soo badbaadiyay 117 muhaajiriin ah kuwaas oo donaayay inay si sharci darro...