AMISOM oo ku dhawaaqday howlgal laga fulinayo degaannada Jubbaland
Abaanduulaha Qeybta Ciidamada Kenya ee ka howlgalla Soomaaliya ee qeybta ka ah AMISOM Brigadier Jeff Nyagah ayaa booqday...
Somaliland oo Amarro ku rogtay Mudanayaasha guuleystay.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaland Maxamed Kaahin Axmed ayaa marka hire u mahad celiyay ,Guddiga doorashooyinka, Musharixiinta, Golaha...
Natiijada harsan ee doorashooyinkii Somaliland oo maanta lagu dhawaaqayo
Waxaa la filayaa in maanta lagu dhawaaqo natiijada degmooyinka harsan ee doorashada Aqalka Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee...
SAWIRO:-RW Rooble oo gaaray Jowhar kormeerna bilaabay
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka...
Wafdi horudhac u ah socdaalka Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray Jowhar
Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa gaaray Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo isugu...
Natiijada doorashada Somaliland ee degmooyinka qaar oo si hordhac ah loo shaaciyay
Guddiga doorashooyinka Soomaliland ayaa soo saaray natiijooyinka horudhaca ah ee doorashada Golayaasha degaanka 13 kamid ah degmooynka degaannada...
Dowladda Ingiriiska oo Ciidamo horleh u tababareysa Soomaaliya
Dowladda UK oo kamid ah dowlaaha taageera dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dhawaan ay...
Duqeyn ka dhacday Gobolka Gedo & khasaaro ka dhashay
Diyaarado la sheegay inay leedahay Dowladda Kenya ayaa waxaa ay xalay saqdii dhexe duqeymo dhinaca cirka ah ka...
Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Kismaayo & Jubbaland oo ka hadashay
Qaraxa oo ahaa Bambaanada nooca Gacanta laga tuuro ayaa waxaa uu xalay ka dhacay Isgoyska Somali Star ee...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabis sameeyay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka Gargaarka iyo Samafalka ee Gobolka...