Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig ku yaal Jubbada Hoose
Wararka naga soo gaaraya degaanka Hoosingow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Xubno ka tirsan...
Khasaaraha ka dhashay dab ka kacay Suuqa Boosaaso oo kordhay
Suuqa weyn ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari , ayuu qabsadey xaley dab weyn, kaasoo ka dhashey...
Booliska Cabudwaaq oo sheegay inay qabteen dad dil geystay
Habeeno ka hor degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud waxaa lagu dilay Nin Oday ahaa oo kamid ahaa...
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Puntland oo Maanta xukun rideysa
Maxkamadda sare ee Ciidamada Puntland ayaa maanta magaalada Galkacyo uga dhawaaqeysa xukunkii ugu danbeeyey ee 18 Xubnood oo...
Galmudug oo ku dhawaaqday in dib heshiis laga sameyn doono degaanadeeda
Ku simaha maxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa furay Shirka wadatashiga...
Madaxii hore ee Mossad oo sameeyey qirasho aan laga fileyn oo la xiriirta Iran
Madaxa sirdoonka Israel ee Mossad ee xilka ka degaya ayaa sameeyey qirashadii ugu dhoweyd oo ah in dalkiisa...
Wariye u xiran Maamulka Galmudug & walaac laga muujiyay
Waxaa muddo ka badan 48 Saacadood degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ku xiran Wariye Cubeyd Xasan Maxamuud oo...
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay duulimaadyada Kenya ee bilaawday
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay in farsamo ahaan loo furey hawada...
Waalidiin Carruur uga maqan tahay Ereteriya oo banaanbax dhigay
Qaar kamid ah Waalidiinta Dhalinyaro dowladda Soomaaliya ay tababar Ciidan ugu qaaday dalka Ereteriya ayaa waxaa ay Maanta...
Maraykanka oo Ciidan la dagaallama Al-Shabaab u soo diraya Kenya
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in ciidamo gaar ah uu u dirayo Kenya si ay...