Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Xafiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen...
Amar la dul-dhigay Wadayaasha Gaadiidleyda Muqdisho
Taliska Ciidamada Ilaalada wadooyinka ee taraafikada ayaa soo saaray amar ku socda dhamaan Gaadiidka ka dhex Shaqeeya magaalada...
Maamul Cusub oo loo doortay Saddex kamid ah degmooyinka Somaliland
Golayaasha degaanka ee degmooyinka, Hargeysa, Baligubadle iyo gabileey ayaa waxaa ay Maanta doorteen Guddoomiyeyaasha degmooyinkaas iyo kuxigeenadooda.Golaha degaanka...
Taiwan & Somaliland oo heshiis kala saxiixday
Wasaaradda arrimaha dibedda Taiwan ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in ay u soo dirayso hawlwadeeno caafimaad...
Wafdi ka socda QM oo gaaray degmo u go’doonsan Al-Shabaab
Wafdiga oo ay kamid yihiin, saraakiil ka socota Qaramada Midoobay iyo hey’adaha kale ee samafalka ka shaqeeya iyo...
Norway oo dib u fureysa Safaaradeedii Magaalada Muqdisho
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Safiirka Norway ee...
Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shilal ka dhacay dowlad degaanka Soomaalida
Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa geeriyootay 13 kalena waa ay dhawacmeen kadib markii shil gaari uu ka...
Somalia & Kenya oo kawada hadlay in dib loo furo safaaradaha Muqdisho & Nairobi
Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud iyo Kenya Danjire Raychelle Omamo ayaa ka wada hadlay dib usoo...
Ciidanka dowladda oo sheegay in ay dileen 300 oo shabaab ah
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamadoodu ay dileen 300 oo dagaal yahan oo katirsan Al Shabaab.Dagaalyahanadan ayay sheegtey...
Taliska Ciidanka xoogga dalka oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qaraxa
Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Afaafka hore ee Xerada Tababarka...