Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal & Xubno la socda oo gaaray Kismaayo
Wafdi uu hoggaaminaayo guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal FEIT ee Soomaaliya Maxamed Xasan Maxamed ( Cirro) ayaa...
Jubbaland oo sheegtay inay si deg deg ah u qabaneyso doorashada Aqalka Sare
Guddoomiyaha guddiga Baarlamaanka Jubbaland u qaabilsan qabashada doorashada aqalka sare Baarlamaaanla Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland Xildhibaan Xuseen Xirsi...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku wajahan dalka Ingiriiska
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaasriinta ee dowladda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa la filayaa in uu safar ku...
Golaha Ammaanka oo Cambaareeyay Tallaabo uu qaaday Turkiga
Golaha Ammaanka ee QM ayaa Jimcihii cambaareeyay qorshaha ay dowladda Turkey iyo hoggaamiyeyaasha Turkish-ka ah ee waqooyiga Qubrus...
Madaxweynaha DDS oo QM kala hadlay xal u helida Colaadaha & Barakacayaasha
Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida, Mustafa Muxumed Cumar ayaa waxaa uu kulan Magaalada Jigjiga kula qaatay isku duwaha gargaarka...
SAWIRO:- Saraaakiil ka tirsan AMISOM oo kormeeray Goob loo asteeyay doorashada Baarlamaanka
Waxaa Maanta Goobta loo asteeyay in doorashada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland lagu qabto booqasho ku tegay saraakiil katirsan...
Rooble oo xilka ka qaaday taliye ku xigeenka NISA iyo Saraakiil kale
Ra’iisulwasaaraha XFS oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniin Soomaaliyeed looga horjoogsaday in ay ka dhoofaan garoonka Aadan Cadde,ayaa xilka...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo shaaciyay dhibaato kajirto degmada Cadale iyo Madaxweynayaa Horre Oo Gaaray
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in degmada Cadale oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe...
Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa ay shaacisay natiijada...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Wafdi ka socda dowladda Ireland
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Wasiirka Difaaca...