Wajiga 2aad ee Shirka dib u heshiisiinta Burka-dirimeed oo furmaya
Madaxweynaha Maamulka Hishabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan deegaanka burka diirimeed ayaa halkaas kulan kula qaatay Madaxweynihii...
Gudoomiye Madaale oo ka hadlay Xaalada Goobihii laga saaray Alshabaab
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa boqolaal dadweyne ah iyo Ciidamada...
Dagaal laba maleeshiyo beeleed ku dhexmaray gobolka Galgaduud
Wararka naga soo gaaraya deegaannada laba galle, Balicad , Bali-Sonkor iyo laanjaamac ee waqooyiga gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya...
Midowga Yurub oo hakiyay gargaarka cunnada ee Soomaaliya
Guddiga Fulinta ee Midowga Europe waxay si KMG u hakiyeen Dhaqaalihii loogu yaboohi jirey Xafiiska Barnaamijka Cuntada Adduunka...
Soomaaliya oo ka qeyb gashay furitaanka bandhigga 30-aad ee carwada farsamada ee Beeraha Shiinaha
Danjiraha Soomaaliya u Fadhiya Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay furitaanka bandhigga 30-aad...
Wasiir cayriyey Ku-xigeenadiisa & Wasiiru-dowlihii
Wasiirka Difaaca ee Ukraine ayaa waxa uu shaqadii ka wada cayriyey dhamaan Ku-xigeenadiisa iyo Wasiiru-dowlihii. Xil-ka-qaadistaasi waxay wada...
Deeq bixiyaasha Caalamka oo Lacago Malaayiin doolar ugu yaboohay Wadamo ay Soomaaliya ku jirto
Shir ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay, ayaa dalalka Deeq bixiyaasha waxa ay ku yabooheen lacag gaaraysa illaa...
Codeeynta doorashada golayaasha degaannada Puntland oo bilaabatay
vMaamulka Gobolka Banaadir ayaa wareegto uu soo saaray ku Wargaliyay Milkiilayaasha Mooto Bajaajta iyo shacabka Soomaaliyeed in la...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ergay cusub Magacaabay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ugu magacaabay Marwo Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf Ergeyga...
Soomaali ku go’doonsan colaada Khartuum iyo DFS oo ka hadashay
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Sudan ayaa sheegtay in ay waddo qorshe lagu daadgureynayo qoysaska nugul ee ku go’doonsan...