Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee qaaradda Yurub”
Brussels, May, 04, 2018—- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, oo ku sugan magaalada Brussels...
Madaxweynaha Kenya oo sheegay wakiilladda shisheeye in ay kaalin weyn ku leeyihiin qalalaasaha Soomaaliya
Muqdisho | QOL | May 2, 2018 – Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa hadalkaasi ku sheegay Khudbadiisa Sannadlaha ee...
Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya oo xilka la wareegay
Muqdisho | QOL | May 2, 2018 – Munaasabad lagu qabtay Xarunta villa Hargeysa ee Magalada Muqdisho ayaa...
Ra’iisul Kheyre iyo dhigiisa dalka Belgium oo ku kulmay Brussels
Brussels, May, 03, 2018 —- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, oo maalmahaan safar shaqo...
Guddoomiye Yarisow oo Daah Furay Barnaanijka Dhismaha Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Caasimadda
Muqdisho | QOL | 03 Maajo 2018 — Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng....
Somalia journalists mark 2018 World Press Freedom Day across the country
Mogadishu, May 3, 2018 – National Union of Somali Journalists and its affiliate regional member organisations with in...
Ra’iisul wasaare Kheyre oo kulamo gooni gooni ah la yeeshay qaar kamid ah guddiyada Midawga Yurub
Brussels, May, 03, 2018 —- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, iyo wafdi uu hogaaminayo...
Guddoomiye Yarisow oo kormeeray xarunta Ciidanka Ilaalada Deegaanka ee Gobolka
Muqdisho | QOL | 02 Maajo, 2018 — Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan...
Duqa magaalada Muqdisho Eng Yarisow oo sheegaya inuu ka shaqeyn la’ yahay siyaasiyiin iyo xildhibaano
Muqdisho | QOL | May 2, 2018 – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan...
Ra’iisul Wasaaraha Khayre oo la kulmay Kuxigeenka Madaxa Midowga Yurub
Muqdisho | QOL | May 2, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada...